Dil Caawa ka dhacay Afaafka hore Masjid kuyaala magaalada Muqdisho

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa caawa xiligii salaada Maqrib waxa ay afaafka hore ee Masjidka Sheekh Cali Suufi ee magaalada Muqdisho ku dileen ruux kamid ahaa Jameecada Masjidkaasi. Goobjoogaaal ayaa ku waramay in rag biskoolado watay afaafka hore ee Masjidka ku dileen nin da’ dhaxaad ahaa oon wali la ogeyn waxa uu ahaa, ninka la … Continue reading Dil Caawa ka dhacay Afaafka hore Masjid kuyaala magaalada Muqdisho